(Sawirro) Haweeney loo Magacaabay taliye saldhig Boolis & hadal heyn ka dhalatay

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Jen. Xijaar ayaa haweeney qurbaha ka timid u magacaabay taliyaha saldhiga Booliska degmada Shibis ee gobolka Banaadir Baraha bulshada Soomaalida waxaa caawa si weyn u qabsaday sawirrada Samiira Naasir oo loo magacaabay taliyaha booliska degmada Shibis. Samiira Naasir oo ah gabar dhalinyaro ah ayaa ka timid dalka Norwey oo ay ku … Continue reading (Sawirro) Haweeney loo Magacaabay taliye saldhig Boolis & hadal heyn ka dhalatay